Duration 00

Qaababka ugu fiican ee imitixaanka loo diyaariyo kuna helaysid A Q1aad

71 677 watched
0
3.4 K
Published 6 Jan 2020

Category Education

Show more

Comments - 133
  • @
    @anfacwarsame3 years ago 1. Walwalka iyo walaaca iska yaree , warwarka waxaa keena inaad waxba diyaarin. Kana fogow kan baqashada keena . Kalsooni fiicana yeelo .
    A . Si wanaagsan wax u diyaari
    B. Kalsooni yeelo , oo is dhiirigeli .
    2. Examka diyaari marhoreba , oo la bilow casharka maalinka la bilaabo.
    Maalmaha examka dib u muraajacee , oo dib u eeg.
    3. Qorshe howleed yeelo , kuna jaangoo waqtigaas .
    3. Ku bilow maadada adag , si aad dhiirani uga hesho uguna guuleysato.
    4. si wanaagsan u seexo habeenki , waqti horena toos .
    5. Buuga oo dhan wada aqri , dhamaan chapters oo dhan .
    6. Imtixaanaadki hore dib u fiiri , su'aalaha horey ugashayna keydso .
    7. Diyaarso agabka waxbarashada oo dhan .
    8. Sameey waxwalba oo keena inaad najaxado ku keenaayo.
    9. Kalsooni yeelo , dhiiranaan iyo feejignaan la imow . Positive thinking la imow .
    10. Waqti hore imoow goobta lagu qaadaayo imtixaanka . Kana fogow waxwalba oo waxyeeli kara examka .
    ...
    61
  • @
    @Aw0033 years ago ImtixaaNkii iiGu Horeeye jamacada ayaaN galyaa
    Inshaa AllaHa.
    Alle Hay-fududeey0 💯📚🤲
    12
  • @
    @ilhaanmaxamed13373 years ago wlhi waa runtiisa illahay khayr haku siiyo 8
  • @
    @hodankayse94953 years ago Shukrn
    Anaa baadhaya casharo fourka ah baan la.kulmay wlhi
    Noo soo duceeya walalahayga qoralkygan arkayaw
    Fourka sanadkan baan ka mid ahay
    Insha allah khayr😊
    14
  • @
    @itsmeyahye49044 years ago Thanks Ustaad. 👉👉🙌👉👉
    Great Video I Was Searching....🎥
    12
  • @
    @sihamismail94602 years ago M.a ilahy cilmiga haku siyadiyo macalin saan u fikiro yabaysa wallhi macalin 2
  • @
    @saynabahmed13094 years ago Shukran teacher alle haku xafido teacher waxa badan ka faa, iiday 14
  • @
    @hipoahmed83794 years ago Msha Allaah
    Jazaak Allaah
    Wll qayr Alle hakisiyo
    5
  • @
    @wasiirkamedia14792 years ago Manshalah mahadsanid ustaad garyaqaan gudoomiye mubaarik aar 2
  • @
    @sucaadoRaage-qu5iu4 months ago 😮illahow riyadeyda ii rume imtixaan ban galayaa 1
  • @
    @geenyadacaad24565 months ago Yaa allah I fudeedi Exams ban biri galayaa
  • @
    @abdirahimmohamedisak51983 years ago masha allah jazaakallahu kheyran macalinow 2
  • @
    @Fahiima1569 months ago M.a cilmigaag iyo caqligaaga allah kuu dhowro ustaad❤
  • @
    @AbumahirAadan-cq5mw11 months ago Masha allah ustaad alle haku barakeeyo
  • @
    @user-iu2fs3no5n3 months ago Walahay imtixanki udanbeya naxdin iyo garir baidilaygadhay😭😭🤣
  • @
    @axmedyaazin51532 years ago Mnsha Allah
    Mahadsanid macalin
    1
  • @
    @salmacali93152 years ago Thanks mclin waa chenalka kaliyee aan daawado markaan xal raadinayo🙏 1
  • @
    @khaalidkheyre25133 years ago ماشأالله جزاك الله خير يا أستاذنا الفاضل وبارك الله فيك 5
  • @
    @muhiadianosman52023 years ago Mahadsanid macalin anigay igu wadada sahabsanyeen 1
  • @
    @HodanAxmed-ed5kplast month Mclin😢 lkn hada imtaxnka lagu shego Malin ka hor mxa samynkrta
  • @
    @fatmaHussein-hg6it9 months ago Aniga sidaas u wal wala ano madoyin Qar diyariyo🥺
  • @
    @maxamedindhacade34622 years ago Wd mahadzan thy Teacher wx badan ayan ka faa'idayzty